Guddi loo Magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan cadde

Xukuumadda xilgaarsiinta Somalia ayaa Guddi saraakiil oo ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka dayuuradaha Muqdisho 22-kii bishan. Wasiirka Amniga Gudaha Xassan Xundubey ayaa magacaabay guddigan kadib amar ka soo baxay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta Rooble. HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com